|

Maayerka Berbera oo Amray Xidhigga Weriye Axmed Siciid Maxamed oo ka Hawl gala Magaalo Xeebeedka Berbera DAAWO

Berbera 18. December 2017 (SDN/QJ):-Maayerka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin, ayaa Amray in la xidho Weriye Axmed Siciid Maxamed oo Ciidammada Ammaanka magaaladaasi Xabsiga dhigeen Isniintii Maanta. Weriye Axmed Siciid ayaa ah Tifaftiraha Mandheera.com, sidoo kalena ah Weriyaha Eryal TV ee Berbera.

Warbixin Eryal TV ka diyaariyey Xadhigga Weriye Axmed Siciid Maxamed, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed