|

Maxaad ka Taqaannaa Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed? Muxuuse Ballan-qaaday? DAAWO

Hargaysa 17. December 2017 (SDN/QJ):-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage, waa Wasiirka cusub ee Horumarinta Wasaaradda Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland uu u magacaabay Khamiistii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ah Nin Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Reer Hargeysa ka tirsan. Waxa uu ka soo shaqeeyey 18-kii sano ee u dambeeyey Wasaaradda Maaliyadda, Golaha Wakiillada Somaliland, Hay’ado Madax-bannaan oo Waddani ah iyo kuwo Caalami ah.

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed, Taariikhdiisa Waxbarasho, Goobaha kala duwan ee uu ka soo shaqeeyey, Khibraddiisa ama Waayo-aragnimadiisa Dhinaca Dhaqaalaha iyo Ballan-qaadkiisa markii Magacaabistiisu soo baxday ka dib, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Comments are closed