|

Qabiilada Ay Ka Soo Kala Jeedaan Wasiirada Iyo Wasiir Ku Xigeenada Uu Madaxweyne Muuse Biixi Maanta Magacaabey AKHRISO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa 14-kii Bishan aynu ku Jirno waxa uu ku dhawaaqay Dhismaha Xukuuumadiisa.

  1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse

 

  1. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante

 

  1. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon

 

  1. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha — Reer Daahir / Habar Jeclo

 

  1. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- Warsan Gali

 

  1. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada — Ciidagale

 

  1. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise

 

  1. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta — Reer Adan / Arab

 

  1. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha — Habar Cafaan / Samaroon

 

10 .Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud — Dhulbahante

 

  1. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha — Habar Yoonis

 

  1. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha — Jibriil Abakor /Sacad Muuse

 

  1. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga — Jiriil Yoonis / Makaahiil / Samaroon

 

  1. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada — Reer Yoonis / Habar Jeclo

 

  1. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga — Guulane / Arab

 

  1. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga — Biciide / Habarjeclo

 

17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta — Makaahiil / Sacad Muuse

 

  1. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka —- Cali Siciid / Habaryoonis

 

  1. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha —- Nuur Axmed / Dhulbahante

 

  1. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta — Habarjeclo

 

21.Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka — Ciise Muuse

 

  1. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha — Habarjeco

 

  1. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka — Habaryoonis

 

——————————————-

Wasiir Ku Xigeenada

  1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada — Subeer Celi / Arab

 

  1. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha — Sacad Muuse

 

  1. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta — Ciidagale

 

  1. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha — Ayuub

 

  1. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada — Toljecle

 

  1. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta — Gabooye

 

7.Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada — Ciidagale

 

  1. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka — Habar Jeclo

 

  1. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-

Comments are closed