|

“Dadwaynaha Somaliland Gaar Ahaa Gobolka Awdal Waxaan Leeyahay Samra, Waxaan Sugaynaa Xukumadda Soo Socote,Xukuumadda Kulmiye ma aha inay Tidhaahdo Kaasi Wuxuu u Codeeyay Xisbiga Waddani”Musharaxii Ku Xigeenkii Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 05. December 2017 (SDN/QJ):-Musharaxii jagada Madaxwayne ku xigeen ee xisbiga waddani Mudane Maxamed Cali aw Cabdi ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin shaqaale laga eryay shaqadii ay hayeen laamaha dawlada ee gobolka awdal iyo arrimo kale oo badan.

Comments are closed