Laxanka Dhabaqsan ee Siyaasiga Somaliland & Xaalada ay Ku Sugan Yihiin Codeeyaha Dulman ee Dalka Ku Nooli!! DAAWO
Burco 27. November 2017 (SDN/QJ):-Dadka Danyarta ah ayaa Iyagu Ah dadka kaliya loo Baahdo Wakhtiga ay Jirto Xaalada Doorashada ama Codbixinta, inta ugu badana Siyaasiga Maalintaas ay doortaan wixii ka dambeya dib uma soo eego sida aynu hore u aragnay, Hadaba Waxaa Baaq Halkan ka diraya Dadkaasi oo Xasuusinaya Dawlada Cusub si aanay u Ilaabin Wixii ay u Doorteen.