|

”Waxaanu Isla Qaadanay in Maamulka uu Hogaamin Doono Madaxweyne Muuse Biixi inaan lala Shaqayn” Duqay Iyo Waxgaradka Ceerigaabo DAAWO

Ceergaabo 26. November 2017 (SDN/QJ):-Odoyaasha iyo Wax garadka Degmadda Ceergaabo ayaa ku baaqay in shir deg deg ah ay kugu yimaadaan sidda ay sheegeen waxa shirkan laga arrinsan doonaa wax ay ay igu yeedheen maamulka Muuse Biixe  waa sidda ay yidhaahdeene, sidii aan loola shaqeeyeen.

Comments are closed