|

Madax Dhaqameed ka Soo Jeeda Gobolka Hawd oo Canbaareeyay Fal ay Sheegeen inuu Murashax Muuse Biixi Maanta ka sameeyay Degmadda Axmed Dhagax ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Madaxda dhaqanka ee Gobolka Hawd oo Kulan Warbaahineed Maanta ku qabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa ayaa Sheegay in Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi uu maanta ka sameeyay Degmada Axmed Dhagax isku dhac dhex maray Kooxo dhallinyaro ah oo uu Hor kacayay iyo Kuwa Degmada Axmed dhagax Waxayna xuseen in arrintaasi ay dhalisay boob loo gaystay Meherado ganacsi, iyo Khasaare la soo gaadhsiiyey gaadiid shicib.



Comments are closed