|

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo Qaraar Adag Ka Soo Saaray Kaadhka Codbixinta ee la iibsanayo DAAWO

Hargeysa 06 November  2017 (SDN/QJ):-Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta Qaraar adag ka soo saaray Kaadhadhka Codbixinta oo Boolisku soo bandhigeen Dhawr iyo Lixdan kaadh oo ay qabteen iyagoo la kala iibsanayo, waxaanay sheegeen in Qofkii lagu qabto Kaadh Codbixineed oo aanu lahayn in lagu Xukumayo Lix Bilood illaa Laba Sannadood oo Xadhig ah iyo Ganaax lacageed oo ah Laba Milyan iyo Shan Boqol oo Kun oo Shilinka Somaliland ah.

Comments are closed