War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Madaxda Dawlada Federaalka Somalia Iyo Maamul Gobolleedyada
Muqdisho 05 November 2017 (SDN/QJ):-Waxaa la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxeexay war murtiyeedkii ay ku heshiiyeen Madaxda.
Shirka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa qaatay wakhti ka badan intii uu qorshuhu ahaa in lagu soo gabagabeeyo, madaama uu ku soo beegmay xili khilaaf adag uu ka dhax jiray dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada qaarkood.
Akhriso War-murtiyeedka laga soo saaray shirka :