Wasiirkii Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Xilkii Iska Casilay iyo Sababaha Ku Kelifay DAAWO
Hargaysa 05 November 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Goor dhawayd Magaaladda Hargaysa Kulan Saxaafadeed Ku qabtay Wasiirkii Shaqadda Iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shaaca ka qaaday inuu Iska Casilay Xubin-nimadii Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Isagoo sheegay in Hal qof loo xidhay Hawlgalkii Ololaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka awdal oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo Isla Markaana aan wax abaal ah loogu hayn.