Xukuumadda Somaliland oo Ruqsadii Kala Noqotay Telefishanka Kalsan Iyo Sababta Keentay DAAWO
Hargaysa 04 November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta JSL Cismaan C/laahi Saxardiid (Caddaani) oo maanta xafiiskiisa ku qabtay shirjaraa’id ayaa cadeeyey in Telefishanka Kalsan lagala noqday ruqsadii uu kaga hawl gali jiray deegaanaadda Somaliland.