Wasiir Cakuse Oo Ka Hadlay Ololaha Xisbiga Waddani Bilaabay DAAWO
Hargaysa 05. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Daahir Cukuse ayaa xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ku eedeeyay in aannu ilaalin anshaxii doorashadda ee Komishanka doorashooyinku soo saareen. Islamarkaan wuxuu xisbiga Waddani ugu baaqay inay ilaaliyaan nidaamka ay dhigeen Komishanka Doorashooyinku.
Wasiir Cakuse wuxuu sidaa ku sheegay Waraysi Uu Siiyay Teleshinka Eryal Tv ee magaaladda Hargeysa.