|

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Laba Gudoomiye Xisbi oo ka qayb galay arday ka qallin Jebisay Dugsiga Tijaabada Culuunta Beeraha ee Abu Riin DAAWO

Abu-Riin 01. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka jamhuuriyadda somaliland oo ay Weheliyaan Gudoomiye ee Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid iyo Madax ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay 20 arday oo Jaamacadaha dalka laga soo Xulay Isla markaana in ka badan Sanad wax ku baranayay xarunta Tijaabada Culuunta beeraha ee deegaanka Aburiin.

Comments are closed