|

Doorashadda Madaxtooyadda,Loolanka Xayndaabka Sharciga Dhaafay ee Xisbiyada Siyaasadda,Dar daar werinta Komiishanka,Baqaha Beesha Caalamka & Dareenka Shacabka!! DAAWO

Hargeysa  27. September 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Somaliland ku soo fool leh doorashadii ugu xamaasada xumayd ee abid soo marta taas oo ah Doorashadda Madaxtooyadda oo ku astaysan inay qabsoonto 13-ka bisha November ee Sannadkan,Waxaa xoogaystay habka qabaliga ah, Murashixiinta ku loolamaya ayaa weedho aan wanaagsanayn iska waydaarsada qalabka warbaahinta, Waxaa kale oo Saluug weyn laga qabaa hannaanka garsoor ee Guddida Doorashooyinka Somaliland oo loo arko Kuwo aan qaadan Karin go’aano adag.

Sidoo Kale Daneeyeyaasha Geedi socodka Dimuquraadiyada Somaliland ayaa wadnaha farta ku haya iyagoo ka baqo qaba in hadii aan doorashadan si caddaalad ah oo daah furan loo Maamulin ay keeni karto Xasilooni daro ku timaada Somaliland.

Comments are closed