|

“Dalkii Waa La Iibiyey Oo Waa La Liqay Mana Jirto Meel Innoo Fayoobi”…..Siyaasi Abiib Timacad DAAWO

Wajaale  27. September 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Abiib Diiriye Nuur oo haatan ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xisbigeeda Kulmiye ku eedeeyay inay iibisay dalka isla markaana aanay Jirin meel bedqabta.

Comments are closed