|

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood ‘’Waxaad u Baahan Tahay Lamaane Aad Ku Tiirsanaato’’ Kala Soco Qurbejoog.com DAAWO

Hargaysa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.

Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo Gudbinaysa Shabakada Qurbejoog.com Waxay Tusmada Maanta ay ku eegi doontaa Waxaad u baahan tahay Lamaane aad Ku Tiirsanaato ,Waana Barnaamijkii Xusuus qor dhakhtar Ilkood.

Comments are closed