Cadayn Muujinaysa in Cabdi Kariin Qalbi Dhagax aanu Isagu Si Iskii ah Isugu Dhiibin Dawlada Itoobiya Balse Loo Gacan Geliyey DAAWO
Addis Ababa 04. September 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Itoobiya oo ka jawaabeyso codsigii RW Kheyre ee ahaa in G/Sare Cabdikariin Qalbi dhagax uu isaga iskii isku soo dhiibay kaddib markii aay ku qancisay dowladda Soomaaliya.
G/Sare Qalbi dhagax ayaa si xoog ah looga kaxeeyay magaalada Muqdisho inta aanan la gelin gacanta Itoobiya.
Dowladda Soomaaliya ayaa heshiiska waxaa horjoogeyaal ka ahaa
RW Xasan Cali Kheyre
Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloshe
Fahad Xaaji Yaasiin
Cabdirasaq Shoolle
Taabid Cabdi