‘’Markaa Qaran Soomaaliyeed in qof Soomaali ah oo aan waliba dambi lagu cadayn intay qaadaan ay gacanta u geliyaan Khayre iyo Farmaajo waa dambi weyn oo ay galeen ee Soomaaliyi ha ogaato’’ Prof Cabdi Ismaaciil Samatar DAAWO
London 02. September 2017 (SDN/QJ):- “Dawlada Ethiopia muddo 100 sanno ku dhaw ayay ku talo jirtay in ay Soomaali kala dirto, markaa Qaran Soomaaliyeed in qof Soomaali ah oo aan waliba dambi lagu cadayn intay qaadaan ay gacanta u geliyaan Khayre iyo Farmaajo waa dambi weyn oo ay galeen ee Soomaaliyi ha ogaato!. Haddii ninkaasi dambi galay in wadanka gudihiisa lagu xukumo ayay ahayd” Prof. Cabdi Ismaciil Samatar