|

Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shaacisay Inay Bilaabayaan Diiwaangelinta Cashuur Bixiyaha Iyagoo adeegsanaya Qalab Casri ah DAAWO

Hargaysa 28. August 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa Maanta Sheegtay In Si rasmi ah loo Bilaabay Diiwaangelinta Cashuur bixiyaha iyadoo la adeegsanayo Qalab Casri ah.

Comments are closed