|

Kala awood Roonaanshaha Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani oo La Saadaalinayo inuu Loolanka ugu adagi Dhexmari Doono DAAWO

Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani ayaa u muuqda inay si adag ugu hirdamaan Doorashada Madaxtooyada ee Ku astaysan qabsoomideedu 13 bisha Novembar ee Sannadkan.

Iyadoo ay Mudo yari ka hadhay Xiligii Ololaha Doorashadda ayaa Murashixiinta Labadan Xisbi Waxay Sii Bilowdeen Kaambayn aan Waxba la iskula hadhin, Kaas oo Dad badani u arkaan mid saamayn ku yeelanaya amniga iyo kala danbaynta Somaliland.

Wuxuu xisbi kastaa soo bandhigaa awooda uu leeyahay iyo fariin uu u dirayo Xisbiga kale iyo Shacabkaba.

Comments are closed