Mas’uuliyiin Ka Tirsanaa Xisbiga Waddani oo Cadeeyay inay Iska Casileen Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbigaas DAAWO
Hargaysa 25. August 2017 (SDN/QJ):- Sadex ka mid ah Saraakiisha Xoghayeyaasha ka ah Xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa Shaaciyey inay Iska Casileen Xilkii Iyo Xubin-nimadii Xisbigaas kadib markii uu Hogaankiisu sida ay yidhaahdeen uu ka weecday dariiqii uu raacayay.