|

Dekeda Magaaladda Berbera oo la soo Wariyey inay Qarka u Saaran tahay inay Xidhanto DAAWO

Hargaysa 22. August 2017 (SDN/QJ):- Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa Todoba Bilood ka hor waxaa si rasmi ah ula Wareegtay Shirkada Caalamiga ah ee Laga leeyahay dalka isu taga imaaraadka carabta ee DPW.

Horumar badan oo laga filayay dekeda ayaa noqday hal baacaad lagu lisay.

Comments are closed