|

Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Macalimiin Ardayda Ku  Caawiyey Qishkii Imtixaanaadka oo Markii ay Toobad Keeneen ay Cafiday & Hal Shardi oo laga Rabo AKHRI

Hargaysa 20. August 2017 (SDN/QJ):- Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa Si Rasmi ah Waxay Shaaca uga qaaday Macalimiin Ka mid ahaa Hormooyin ay hore Saxaafada ugu faafiyeen oo ka qayb qaatay inay ardayda ku caawiyaan Qishka intii lagu Jiray Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Fasalada 4aad ee Dugsiyada Sare iyo Kuwa 8aad ee Dhexe,kuwaas oo garwaaqsaday Khaladkii ay Galeen,Sidaasna lagu Saamaxay in kasta oo Maamulada dugsiyada ay ka hawl galaan laga rabo inay soo qoraan Codsi kale.

 

Comments are closed