|

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad,Sababta uu Murashax Muuse Biixi u Taageero, Doorashooyinka,Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha DAAWO

Hargaysa 15. August 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Xogwaran gaar ah siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland.

Waxa uu Madaxweyne Siilaanyo ka hadlay arrimo door ah oo ay ka mid yihiin hawlgalka qaadashada kaadhka codbixiyaha ee ka socda Gobolada bari, Sababta uu u Taageero Murashax Muuse Biixi Cabdi,Sida ay tahay Xaaladiisa Caafimaad iyo arrimo kale oo Muhiim ah.

Comments are closed