|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Sheegay inay Xisbi ahaan ka Fiirsanayaan inay la Baxaan Xubinta Xisbigooda u qaabilsan Komiishanka Doorashooyinka & Cida uu Yahay Murashax ku Xigeenkiisu DAAWO

Ceerigaabo 15. August 2017 (SDN/QJ):- Eng. Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee xisbigaas ayaa sheegay inay Xisbi ahaan ka fiirsanayaan Sidii ay ula bixi lahaayeen Xubinta xisbigooda ee la shaqaysa Komiishanka doorashooyinka,Isagoo Sheegay in ilaa hada aan waxba laga qaban Olole Siyaasadeed oo Labada xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani ay ka wadaan Gobolada bari ee dalka.

Eng Faysal waxaa kale Oo uu Sheegay Gobolka iyo Beesha Uu Kasoo Jeedo Murrashaxa xisbigiisu u xulanayo jagada madaxweyne ku-xigeen Ee Xisbiga UCID.

Comments are closed