Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Kulan Gaar ah la qaatay Xildhibaan C.raxmaan Talyanle oo Rumaysan inuu Yahay Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiiladda Somaliland DAAWO
Hargaysa 08. August 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Kulan la Qaatay Xildhibaan C,raxmaan Maxamed Talyanle oo rumaysan inuu yahay Gudoomiyaha Sharciga ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland.
Waxa uu Xildhibaan Talyanle Sheegay inuu yahay Murashaxa helay 39 Xildhibaan ee Codka ku bixiyey inuu Noqdo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland