Madaxtooyadda Somaliland oo ka Hadashay inay Wax Lacag amase Kharash ah Ku Bixisay Cida Buuxin doonta Jagada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Beri la dooran doono DAAWO
Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Maanta ka hadashay inay Taageerayso Mid ka mid ah Murashixiinta u Tartamaya Maalinta Beri buuxinta Jagadda Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ee uu baneeyay Gudoomiyihii Hore Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo inay Jiraan Wakh Kharash ah oo kaga baxay Taageerida iyo soo saarida Mid ka Mid ah Murashixiinta.