|

Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Oo Ka Hadley Khilaaf Ka Dhex Qarxay Wasiirka Waxbarashada Iyo Arimaha Ay Isku Maan Dhaafeen DAAWO

Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf dhawrkii cisho ee u danbeeyay soo taxnaa.

Comments are closed