”Muuse Biixi Dhul Hargaysa Kumuu lahayn Maantana Wuxuu Xoog Ku haystaa Dhulal Iyo Beero dad Lahaayeen Waxaa La Yidhaa Muuse Cabdi Dameer Anigana…”Siyaasi Ismaaciil Yarre DAAWO
Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridk ah ee Waddani ayaa Maanta Jawaabo ka Bixiyey Eedaymo Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye u Soo Jeediyeen oo Ku Saabsan inuu dhul dad leeyahay Sifo Guracan ku qaatay.
Siyaasi Ismaaciil Aadan Cismaan Wuxuu iska baraxay eedaymahaas hasa yeeshee Waxa uu Sheegay in Gudoomiye Muuse biixi Cabdi uu dhul badan maanta Xoog ku haysto,Kuwaas oo aanu isagu Lahayn.