Labada Murashax ee Kulmiye iyo Ucid oo Ka Qayb galay Dood Ku Saabsan Waxa uga Meel Yaal Qaabka ay u dhacayso Doorashada Madaxtooyadda & Faysal Cali Waraabe oo Cadeeyay in Madashu Kulmiyeysnayd DAAWO
Hargaysa 05. August 2017 (SDN/QJ):- Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyada Kulmiye iyo Ucid ayaa ka qayb galay dood ku saabsan qaabka ay doorashadu u dhacayso iyo waxyaabaha ay ka qabanayaan Waxbarashadda dalka.
‘’ Dee Meeshu Way Kulmiyeysan Tahay oo Garabkii Haweenka ee Kulmiye ayaa Jooga,Anigu ma ahi Nin Qabyaaladeed oo Ciidagale Iyo Reer Axmed’’ Gudoomiye Faysal iyo Dooda Gudoomiye Muuse Biixi.