|

Labada Wasiir Arrimo Dibadeed ee Maraykanka Iyo Ruushka oo Kulmaya Xili Cilaaqaadka labadaasi dal uu Cakira yahay

New York 03. August 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha dibadda dalka Maraykanka Mr, Telirson ayaa sheegey in uu dhamaadka todobaadkan la kulmi doono dhigiisa dalka Ruushanka Sarge lafarof.

Wasiirka khaarajiga Mareykanku ma sheegin dulucda waxyaalaha kullankooda ay kaga wada hadli doonaan dhigiisa  Ruushka,hase ahaatee waxa uu tilmamay inuu rumaysan yahay inaan kulankoodani ka baajin Karin cilaaqaadka labada dal inuu sii xumaado.

Labada dal ayaa khilaaf diblumaasiyadeed soo kala dhex kale kaasi oo sababay in Washington Cuna qabatay ku soo rogto Ruushka iyana ay talaabadaasi kaga jawaabeen inay Eryaan 755 diblumaasi mreykan ah oo ka hawl-gelayey dalka Ruushka.

Comments are closed