|

“Xil Ka Qaadisteydii Madaxweynaha Kamay Iman ee Meel Kale Ayey Ka Timi,Arrimahaasna Beri ayaan si faahfaahsan uga Hadli doonaa.” Ex-Wasiir Cali Xaamu Jibriil oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisii DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Xidhiidhka Goleyaasha Somaliland Md.Cali Xaamud Jibriil, ayaa sheegay in xilkii dhawaan laga qaaday aanu ka qaadin Madaxweynahu balse xilkaas ay ka qaadeen xubno kale oo aanu xusin magacyaddooda.

Comments are closed