|

Odey Dhaqameed Ka Soo Jeeda Ceel-Afweyn oo Digniino Culus u Soo Direy Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):-Cuqaal iyo Madax-dhaqameed ka soo jeeda deegaanka Ceel-afweyn, ayaa Xukuumadda uga digay in la iibiyo xabko iyo beeyooyinka deegaankaasi, waxaana shir-jraa’id oo ay Burco ku qabteen ay ku sheegeen in ay digniino u soo dirayaan Xukuumadda.

Comments are closed