|

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Joojiyay Higsiga Iyo Himilada Qarankani Leeyahay Ilaa 2030-Ka DAAWO

Hargaysa 29. July 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxaa uu daboolka ka qaaday in ay joojiyeen hiigsigii iyo himiladii qarankani laha inta laga gaadhayo labada kun iyo sodonka, 2030-ka.

“Dhanka kale waxaanu joojinay hiigsigii iyo himiladii qarankani lahaa ilaa 2030-ka waxaana farxad weyn noo ah inaanu daahfuro qorshihii labaad ee qaranka ee 2017-ka ilaa 2021-ka qorshahani waa mid dadaal badan la galiyay kuna saleysan xog-xaqsoor iyo xaqiiqo dhaba”.

Comments are closed