|

Qiso La Yaab Leh Waa Nin Soomaali Ah Oo Baabuur Jiidhsiiyey 8 Qof Oo Reer Boqor Faysal-ka Sucuudiga Iyo Waxa Laga Yeelay!! DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Waa Mid ka Mid ah Dhacdooyinka Naadirka ah ee Ka Dhacay Dalka Boqortooyadda Sucuudiga Kani Waa nin Soomaali ah oo Baabuur Jiidhsiiyey 8 Xubnood oo ka soo jeeda Qoyska Boqortooyadda Sucuudiga.

Xasan Cabdi Cumar oo lagu naanayso Dheereeye ayay Qisadani ku dhacday.

Comments are closed