|

Abwaan Xasan-Ganey Oo Ifka U Soo Saaray Maanso   Qiiro Badan Oo Uu Ugu Wanqalay Miski DAAWO

Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan X.C.laahi ‘’Xasan Ganay’’ ayaa soo Saaray Maanso Cusub oo hada uun ifka u soo baxday isla markaana uu ugu Wanqalay Miski.

Maansadani Waxay ka kooban tahay sadex waaxood oo kala duwan, kuwaasoo khuseeya arrimaha bulshada iyo geedisocodka nolosha.

Comments are closed