|

Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Bristol ee Uk DAAWO

Bristol 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Gaadhay Cariga dalka Ingiriiska Gaar ahaan Magaaladda Bristol.

Comments are closed