|

Masaajid la rabo in laga Hirgaliyo Magaaladda Stockholm ee Sweden oo Dhaqaalihii lagu Dhisi lahaa Somaliland laga Uruurinayo DAAWO

Hargaysa 27. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti Culimo ah oo ka Socda dalka Sweden iyo Qaar ka Mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland ayaa si wada jir ah ugu baaqay bulshada Somaliland in laga qayb qaato dhismaha Masjid la rabo in laga hirgaliyo caasimadda dalka Sweden ee Stockholm kaas oo noqon doona Masjidkii labaad ee ay Yeelato Magaaladaasi.

Comments are closed