|

Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Waddani Iyo Kulmiye oo ka Hadlay Dagaal Beeleedka ka Qarxay Deegaan ka Tirsan Gobolka Sanaag Kana Hadlay Kulan ay la Qaateen Shirgudoonka Golaha Guurtida Somaliland DAAWO

Hargaysa 22. July 2017 (SDN/QJ):-Labada Gudoomiye ee Xisbiyadda Waddani Iyo Kulmiye Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Si wada Jir ah uga hadlay Xaalada Colaadeed ee ka soo Cusboonaatay Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sanaag.

Comments are closed