|

”Kulmiye Qabyaalad ma Ku Ogaydeen Wuxuu Ku darsaday Qiimayn la’aan Dadeed,Wuxuu Xubnahan Ku Sheegay Hadhaa Iyo Huubo” Hogaamiyaha Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 20. July 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay in Waxyaabaha Xisbigii Kulmiye ee uu Hore uga Tirsanaa uu Maanta Caanka ku noqday ay ka Mid tahay Qabyaalad Iyo in aanu Qiimayn dadka la Jooga.

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Maanta ka hadlayay Xaflad Xisbigiisu u Sameeyay Siyaasiyiin Hore uga  Tirsanaa Xisbiga Kulmiye ayuu Sheegay in Labadii Gudoomiye Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye ay maanta Joogaan Xisbiga Waddani halka Siyaasiyiintii ugu Cad Cadaana ay Ku Sugan Yihiin Isla Waddani hasa yeeshee taas badalkeeda uu Xisbiga kulmiye u yaqaan Kuwo aan Qiimo lahayn.

Comments are closed