|

Qaybo ka Mid ah Qaxoontiga ku Sugan Somaliland oo tababaro xirfadeed la baray DAAWO

Hargaysa 21. July 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Dib u Dejinta Somaliland Iyo Xubno ka Tirsan Hay’adaha ay wada shaqayntu ka dhaxayso ayaa maanta soo gabo gabeeyay tababaro aqooneed oo la siinayay Qaybo ka mid ah Qaxoonti ka soo Kala Jeeda dalalka Yemen,Itoobiya iyo Somalia ee Ku Sugan JSL.

Comments are closed