|

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo Maanta Booqasho ku Tegay Magaaladda Gebilay,Ujeeddada Safarkiisa Iyo Nuxurka Khudbad uu Bulshada u Jeediyey DAAWO

Gebilay 15. July 2017 (SDN/QJ):- Shacabka ku dhaqan Magaaladda Gebilay ayaa Maanta soo Dhawayn u Sameeyay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda Iyo Mas’uuliyiin kale.

Comments are closed