|

Somaliland oo Sheegtay inay u Hiilinayso Dalka Jabuuti Kadib Xiisadii soo Kala Dhex gashay Ereteriya iyo Jabuuti DAAWO

Hargaysa 14. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Sheegay In Somaliland Ay Taageero Hiil Iyo Hooba La Garab Taagan Tahay Waddanka Jabuuti Ee Aynu Jaarka Nahay, Xiisada Siyaasadeed Ee uu Dhaxaysa Jabuuti iyo Ereteriya Awgeed.

Comments are closed