|

Qaab Cusub oo aad u Sahlan oo Loo Bedelay Dhaqashada Geela,Quruxda Buurta Daalo & Warbixin uu Ka Diyaariyey Weriye C.salaan Ibraahin Hereri DAAWO

Ceerigaabo 14. July 2017 (SDN/QJ):- Dhaqashada Geela ayaa u Muuqda Mid Ku sii faro yar bulshada Somalida oo Wakhtiyadii hore uu Geelu ugu Jiray Kaalinta Lacagta Dollarka, Hasa yeeshee dad tiro yar ayaa ku hawlan soo noolaynta hab dhaqankii awoow ka awoow laga dhaxlay.

Cabdisalaan Hereri oo Gorof Caano ah oo Markaas la Soo Lisay Dhamaya

Deegsiimo u dhow Magaaladda Ceerigaabo ayaa Nin wuxuu ka sameeyay Mashruuca dhaqashada Geela ah kaas oo weliba ka fudud qaabkii hore ee Geela loo dhaqi jiray Calafka uu Cunayo iyo Biyaha uu Cababa waxaa laga hirgaliyay isla goobta lagu dhaqo,taasi waxay keentay inuu Caano badiyo dheef aad u badana laga helo.

Sidoo kale Buurta Caanka ah ee Daalo ayuu Booqday Weriye C.salaan Ibraahin Hereri.

Comments are closed