|

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Iyo Tiro ka tirsan Mas’uuliyiinta Xukuumadda oo Soo Kormeeray Goobaha Kaadh qaadashada Gobolka Gebilay DAAWO

Gebilay 13. July 2017 (SDN/QJ):- Wefti uu Hor kacayo Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Kormeer la Xidhiidha Ku Wacyigelinta Bulshada ee Qaadashadda Kaadhka Codbixiyaha waxay Ku Mareen Deegaano door ah oo ka Tirsan Gobolka Gebilay.

Comments are closed