|

‘’Xisbigii Kulmiye ee aanu ahaan Jirnay Waxaa ka Daba Yimid Abaaro, Shuban Biyood & Sixir bararo Markaa Wuxu haduu kugu yara Xumaado waa la Bedelaa,Wuxuu Kulmiye ka Xanaaqaa Burco Way Midowday’’ Xildhibaan Waabeeye DAAWO

Daad Madheedh 12. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf (Waabeeye) oo hadda ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee uu dalku marayo Waxaa kale oo uu Xusay Sababihii Ku Kelifay inuu ka baxo Xisbiga Kulmiye ee uu Gudoomiye Ku Xigeenka ka ahaa.

Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye ayaa Khudbad u Jeediyey Bulshada Gobolka Daad madheedh oo ah Deegaanka uu ka soo Jeedo isagoo Sheegay inay Tahay Markii Kowaad ee isagoo huwan astaanta Xisbiga waddani uu dadweynaha Oodweyne la hadlo.

Comments are closed