|

“Komiishanka Waxaa Leeyahay Waa In Aad Ilko Yeelataan, Waxaan Ka Digaynaa Wasiirada Shaqadoodi Ka Taga Ee Reerahoodii La Ololeenayaa ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 04. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Komiishanka Doorashooyinka Qaranka u soo jeediyey inay noqdaan kuwo Go’aankoodu hal yahay waxaa kale oo uga digay inay Talaabo ka qaadaan Wasiirada ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee Shaqadii ay qaranka u hayeen ka tegay una Xuub siibtay inay u Ololeeyaan Xisbiga Kulmiye.

Comments are closed