|

Xildhibaan Xasan Cawaale oo Bulshada Somaliland u soo Jeediyey inay Fadhiga ka Kacaan Iyo Qodob uu Sheegay in Shirgudoonka Wakiiladu ka Saaray Ajandahooda DAAWO

Hargaysa 03. July 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay inay soo kacaan maadaama sida uu Sheegay xeerkii caasimada ay xaga danbe dhigteen, shirgudoonka golaha wakiiladu.

 

Waxaanu shirgudoonka golaha ku eedeeyay inay ka gaabiyeen ansixinta xeerkaasi, waxaanu tilmaamay in xeerkan caasimadu uu mihiim yahay loona baahan yahay in la dhaqan galiyo

 

Waxaanu mudanayaasha golaha ugu baaqay in xeerka caasimada lagu soo daro ajandaha oo aan hoosta la marine e la dhaqan galiyo

 

“Xeerka Caasimada waxaa ka saaray shir-gudoonka xaga danbena waa ay dhigan jireen xeerkana waa in lagu soo daraa ajandaha hadii aad diidaan oo lagu soo dariwayaana waxaanu leenahay dadweynahow soo kaca”

Comments are closed