|

Mid ka mid ah Caasimadaha Ugu Caansan Dalalka Yurub oo kala xidhan iyo Dawlada oo Dadka ku amartay inay Guryahooda joogaan DAAWO

Berlin 02. July 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah caasimadaha ugu caansan qaarada Yurub uguna dadka badan ayaa maalintii labaad oo xiriir ah kala xiran waxaana shacabka ku dhaqan magaaladaan lagu amray inay guryahooda ku ekaadaan oo taxadar dheeri ah muujiyaan .

Roobab xoogan oo dabeylo wato ayaa ka socda magaalada Berlin ee caasimada dalka Germany waxaana wali xiran xarumihii dowlada iyo goobihii Tareemada iyo Basaska laga raaci jiray .

Biyaha Roobabkaan ayaa sidoo kale gudaha u soo galay dhulka hoose ee xarunta Tareemada laga raaco waxeeyna Daadad-ka Roobabkaan qaadeen gawaari fara badan kuwaas oo ku tuuray ama geeyay xaafado aad u kala fog .

Comments are closed