|

Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegtay In Maxkamada Loo Gudbinayo Khilaafka Golaha Deganka Saylac DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Kadib Khilaaf ka dhashay Doorashada Maayar Cusub oo Degmadda Saylac ay Yeelatay Isla markaana aqlabiyada golaha deegaanka ee Magaaladaasi ay Xilka ka qaadeen Maayarkii Hore ee Magaaladaasi oo gacan saar dhow la lahaa Xukuumadda ayaa Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Jaamac C.laahi Biin Wuxuu sheegay inay Xukuumad ahaan go’aansadeen in khilaafka golaha deegaanka saylac ay ka gar naqdo Maxkamada sare.

Comments are closed